Ururka Dhakhaatiirta Lafaha Soomaaliya oo doortay Gudiga Fulinta ee 2024-2026

Hambalyo Dhamaan Xubnaha Golaha Fulinta ee Ururka Dhakhaatiirta Lafaha Soomaaliya ee caawa la doortay

Maanta oo ay Taariikhdu tahay 30/5/2026 waxa ay Xubnaha Ururka Dhakhaatiirta Lafaha ee Soomaaliya doortaan Golaha Fulinta ee Ururka mudo xileedka (2024-2026).

Dhamaan Xubnaha Ururka waxay Hambalyo u dirayaan Hogaanka la doortay waxayna u rajaynayaan Guul iyo inay howlaha Ururka sii hormariyaan.

Leave a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Scroll to Top