Doorashada Ururka Dhakhaatiirta Lafaha oo la Iclaamiyay

Gudiga Doorashada ee Ururka Dhakhaatiirta Lafaha Soomaaliya ayaa Iclaamiyay Mudada Doorashada.

Waxaa la xasuusinaa Dhamaan Xubnaha Ururka Dhakhaatiirta Lafaha Soomaaliya in Doorashada Gudiga Fulinta ee Ururka ay dhici doonto 30-ka May 2024 Maalin Khamiis ah 4:30pm iyo Java Restaurant.

Halkan ka Aqriso OGEYSIIS ka rasmiga ee Gudiga Doorashada 

Leave a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Scroll to Top