June 6th, Mogadishu-Somalia
Theme: Orthopaedic Resilience: Exploring Challenges & Opportunities in Low Resource Setting, Somalia
5 Maalin kaliya ayaa ka hartay Shir Cilmiyeedka 1-aad ee Ururka Dhakhaatiirta Lafaha Soomaaliya.
Shirkan oo ah kii ugu horeeyay ee nuuciisa ah ayaa waxa kasoo qayb gali doona 150 dhakhtar iyadoona lagu soo bandhigi doono ku dhawaad 50 Cilmi baaris.
SOA is a leading organization in the field of orthopedics, with a primary focus on education, research, and community engagement.