Mahadsandiin San Medical Supply & Shafici Pharmaceutical sida aad mar walba u garab taagan tihiin Ururka Dhakhaatiirta Lafaha Soomaaliya qaybna uga noqotaan Shirarka iyo howlaha uu Ururku qabto.
SOA is a leading organization in the field of orthopedics, with a primary focus on education, research, and community engagement.