Qaybta Bukaanada

Ururka Dhakhaatiirta Lafaha ee Soomaaliya waxa uu u taagan yahay kor u qaadista Tayada Daryeelka Caafimaadka Lafaha. Iyadoo laga duulayo Ujeedooyinka Ururka loo aasaasay waxaa uu Bulshada u sameeyay Wacyigelino joogta ah oo looga hadlayo Xanuunada ugu badan ee Lafaha.

Wacyigelinadan waxaa duubay Ururka iyadoo ay waqtigooda ku deeqeen Xubnaha kala duwan ee Ururka Dhakhaatiirta Lafaha Soomaaliyeed.

Booqo Boga YouTube ka Ururka Dhakhaatiirta Lafaha Soomaaliya oo ka daawo Wacyigelino, Cilmi baarisyo iyo Video yo kala duwan oo Ururku ugu tala galay Bulshada iyo bahda caafimaadka

Scroll to Top