Waxaan ku faraxsanahay inaan ku dhawaaqno in Shir Cilmiyeed kii 2-aad ee Ururka Dhakhaatiirta Lafaha ee Soomaaliya dhici doono 10-ka July 2025 maalin Khamiis ah.
Shirkani waa fursad ay shirkadaha ka shaqeeya qalabka iyo daawada Lafaha ku soo bandhigi karaan Adegyada ay bixiyaan kuna baran karaan Dhakhaatiirta iyo Howl wadeenada ka shaqeeya Daaweynta iyo Qaliimada Xanuunada Lafaha.
Ururka Dhakhaatiirta Lafaha wuxuu diyaariyay Sponsorship Categories oo midkiiba leeyahay Faa’idooyin u gaar ah, hadaba Shirkadaha daneynaya inay ka qayb qaataan waxay lasoo xiriiri karaan Xafiiska Ururka +252 610 88 10 48